Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudigga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland iyo xubno kasocday bulshada rayidka ayaa magaalada Kismaayo ku yeeshay kulan looga hadlayay sidii Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland looga taageeri lahaa horumarinta sharci dajinta iyo siyaasadda gaar ahaana arimaha la xiriira xuquuqul insaanka.
Intii uu kulanka socday ayaa waxaa wax la iska weydiiyay arimaha horumarinta sharci dajinta iyo sidii la isaga kaashan lahaa xoojinta arimaha xuquuqul insaanka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya