Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyey waqtiga diinwaan galinta urrurada iyo Xisbiyada Dalka

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo Xarunta Dhexe ee Gudiga kula hadlay Warbaahinta ayaa kawarbixiyey Shaqooyinka ugu horeeya ay Gudigu qaban doonaan.

Iyagoo xusay in ay Dhawaan bilaabi doonaan Diwaangalinta Ururada Siyaasada oo si rasmi ah loo guda gali doono.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya