Gudiga Qorshaynta Dhulka Magaalooyinka KGS Oo Ansaxiyey Tubta Dhaqan-galinta Sharciga Dhulka

0
82
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha gudiga Qorshaynta Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed ahna wasiirka wasaArada Hawlaha Guud Guriyeynta KGS Daahir Abdullahi  ayaa shir gudoomiyey kulan ay ka soo qeyb galeen Gudiga Qorshaynta Dhulka Magaalooyinka kgs islamarkaasi looga hadlay Arrimo ku sabsan Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed islamarkan lagu Ansaxiyey Tubta Dhaqan-galinta Sharciga Dhulka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa