Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska & guryaynta KGS mudane Dahir Cabdullaahi Cabdi ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfuray tababar ku saabsan sharciga dhulka KGS oo loo qabanayo wakiilada gudiga qorshaynta dhulka dowlada KGS (focal points).
Tababarkan intuu socdo waxaa wakiilada gudiga qorshaynta dhulka KGS lagu bari doonaa qodobada sharciga dhulka uu ka kooban yahay iyo sida ay tahay in loo fuliyo,Sidoo kale wakiilada waxaa la bari doonaa shaqo howleedka ay ku shaqayn doonaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya