Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gogol nabadeed oo maalmihii lasoo dhaafay ka fidsanayd Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garwadeen ka ahaa gudiga nabada islaax bayna naaas ee ka hawl gala Deegaanada Galmudug kana kooban bulshada qaybaheeda kala duwan oo dalka iyo dibada kala jooga.
Gudiga nabadeynta Degmooyiinka Galmudug ayaa wado Qorshe lagu balaarinayo ka shaqeynta nabadaynta beelaha walalaha ah ee dirirtu dhex martay.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa