Gudiga Horumarinta Xudur Oo soo gabagabeeyey wajiga 1aad ee qaraan Uruurinta Degmada.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga Horumarinta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo u hilsaaran Dhaqaale uruurinta Xaafadaha, Baabuurta, iyo Goobaha Waxbarashada ayaa Xaafadaha ku bilaabey Dhaqaale Uruurinta.

Gudiga ayaa hada u soo gaba-gaboobay Qaraan ka Qaadista Xaafada Buulow oo ka mid ah Xaafadaha Degmada Xudur taas laga qaadey wixii dhaqaale ahaa ee looga Bahanaa, iyadoo Gudiga u sii Gudbi doono Xaafadaha Kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa