Gudiga gurmadka fatahaadaha Jubbaland oo boqday goobaha ay saameeyeen fatahaadda iyo Roobka.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jubbaland waxaa ay kamid tahay meelaha ay ka dhalatay biyaha fatahaada Elniino iyadoo qoysas badan ay ka baraakaceen Guryahooda.

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Gudi ka kooban sideed Xubnood kuwaas oo loo xilsaaray Gurmadka fatahaada ka jira Deegaanada Jubbaland.

Hadaba iyado taas laga duulayo ayaa xubnihii uu Magacaabay ay kamid yihiin Wasiirada Gar gaarka, Howlaha guud, Warfaafinta, Dhalinyarada, Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa gaaray Deeganada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo si ay ugu kuur galaan xaladaa Deeganaasi.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya