Gudiga Gurmadka Fatahaada Degmada Buurdhuubo Oo Codsaday Gargaar deg deg ah

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo Waxay ka mid tahay Degmooyinka uu saameeyey Fatahaada Webiga Jubba waxa uu saameeyay Nolosha dadka iyo Adeegyada Bulshada si loo ogaado dhibaatada heerka ay gaarsiisan tahay ayaa Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Degmada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo kormeer qiimayn ah ku sameeyay xaafadihii laga barakacay ee uu ku fatahay Webiga Jubba iyo garoonka diyaaradaha Degmada Buurdhuubo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya