Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo kulan La qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada Aduunka.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Wasarada Gargaarka iyo Maareynta Masibooyinka Dowlada Koonfur Galbeed Abdinasir Abdi Arush  oo ay Wehelinayaan wasiirada xubnaha ka guddiga gurmadka abaaraha iyo arrimaha bulshada ayaa Xarunta madaxtooyada dowllada koonfur Galbeed kulan kula qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada adauunka ee WFP oo ay hogaaminaysay ku xigeenka madaxa xafiiska soomaliya ahna ku simaha xafiiska.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya