Gudiga Dib u dhiska goobaha ku burburay Fatahaadii Luuq oo soo bandhigay Waxqabadkoda.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga dib u dhiska goobihii ay sameeyeen roobabkii deerta iyo fatahaadihii El-nino kulan ay qabteen ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada Luuq iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada degmada iyadoona guddiga kulanka ay ku soo bandhigay wax yaabihii u qabsoomay.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay dhismaha waddooyinkii burburay, lacagihii usoo xarootay mudadii ay wadeen shaqada iyagoona dowlad goboleedka Jubaland iyo faderaalka ugu baaqay in kaalintooda ay ka qataan, waxayna sidoo kale u mahadceliyeen isku tashiga ay sameysteen bulshada ku nool degmada Luuq.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya