Gudiga dhismaha Masaajidka Abuubakar ee Degmada Dhoobley oo muslimiinta ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dhismaha Masaajidkaasi.

0
245

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudigga loo xilsaaray dhismaha Masaajidka Abuubakar ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa dadka muslimiinta ugu baaqay in lagala qeyb qaato dhismaha masaajidkaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya.