Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xubno ka tirsan guddiga dhaqaale aruurinta dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Beledxaawo ee Gobalka Gedo ayaa codsaday in lagala qeyb qaato dhameystirka Garoonkaasi.
Gudiga Caganta ku haya Dhismaha Garoonka ayaa baaq dheer ugu diray inay ka qeyb qaataan Qurba joogta Dhismaha Garoonkan oo muhiim u ah Bulshada Gobalka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya