Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In muddo ah waxaa burbursan buundada Magaalaada Buula- burte ee Gobalka Hiiraan waxa ayna taas saameyn xoogan ay ku yeelatay isku socodka gaadiidka iyo dadka.
Guddi u xilsaaran dhismaha Buundada Magaalada Buula-burde iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Magaaladaaasi ayaa bulshada iyo ganacsatada ka codsaday in laga qayb qaato dhismaha Buundada oo meel wanaagsan maraya.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya