Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda Dahabshiil Group Ayaa Sedexboqol kun oo lacagta Dollar mareekanka ah waxa aay ugu deeqday mashuuraca dhismaha Buundada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxana soo dhoweyey odayasha dhaqanka wxgaradka iyo bulshada degmada baardhere.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa