Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga Arimaha bini’aadantinimada Puntlaand ee qaabilsan gar gaarka Gobolka Sool ayaa Magaalada Garoowe ka sagootiyay shan gaari oo sida deeq raashiin ah oo loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Magaalada Laascaanood.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa