Gudiga amniga iyo cadaalada heer Degmo oo loodhisay Cadaado.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Cadaado, Faarax Diiriye Warsame, oo ay wehliyaan Wasiirrada Caddaaladda iyo Amniga Galmudug, Maxamed Cabdi Adam (Gaboobe) iyo Cabdulahi Axmed Maxamed (Wakiil), ayaa si wadajir ah u dhisay Guddiga Amniga iyo Caddaaladda ee heer degmo.

Dhismaha guddigan oo ka dhacay Cadaado ayaa la qorsheynayaa in laga hirgeliyo dhammaan degmooyinka Galmudug. Guddigu waxa uu ka shaqeyn doonaa xoojinta amniga, horumarinta adeegga caddaaladda, iyo xalinta khilaafaadka si loo helo xasillooni iyo nabad waarta Waxay yeelan doonaan shirar joogto ah oo toddobaadle ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa