Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadani oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay islamarkaana ay kaso qeyb galeen Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, xubno sare oo ka tirsan Golaha Wakiilada, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul inshaanka Jubbaland, Ururka haweenka, aqoon yahano, iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya