Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug oo gaaray Deegaanka Higlaale.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug Badal Liibaan Maxamed oo kormeer ku gaaray Deegaanka Higlaale oo ay ka taagan yihiin biyo la’aan iyo abaaro isbiirsaday.

Bulshada Deegaanka Higlaale oo ay booqdeen masuulyiintan kuna soo dhaweeyeen Deegaanka ayaa kawarbixiyay xaalada Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya