WARARKA Guddoomiye Ku-igeenka Amniga Iyo Siyaasadda Garbahaarrey oo booqasho ku tagay Isbitaalka guud ee degmada. By admin - November 3, 2023 0 169 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye Ku-igeenka Amniga Iyo Siyaasadda degmada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka guud ee degmada. Maxamed Cali Samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/11/warka-samow-saameenta-roobka-magaalada-garbaharey.mp3