Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ganacsiga iyo dhaqashada Xoolaha Nool waa Mid kamida ilaha Dhaqaale ee ugu muhiimsan dalkeena taas oo sida la qiyaaso 65% Nolasha Bulshada Soomaaliyeed ay ku tiirsantahay xoolaha Madaama Soomalidu tahay dad reer Guuraa ubadan taaso usaamaxaysa inay xoolaha dhaqdaan.
Gobalka Jubbada Hoose ayaa kamida Deeganada Soomaalida ee sida wayn Looga Dhaqdo Sadexda Meesi ee Xoolaha Taas oo ay suuro Galisay degaanka oo ah mid Hodan ah islamarkaana ku haboon dhaqashada xoolaha iyo ka ganacsigooda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa