Guddoomiyaha Qardho Oo Kawarbixiyay Wajiga Labaad ee u Rarida Ganacsatada Suuqa Cusub.

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyidoo dhawaan maamulka Dowladda hoose ee degmada qardho ay qaar ka mid ganacsatada yar yar ee ku ganacsan jirey wadooyinka iyo meelo aan munaasab aheyn u sameeysey suuq iyaga u gaar ah oo laga wada hela guud ahaanba waxyaabaha ay bulshada u baahanyihin ayaa lagu wareejiyey ganacsatada yar yar ee degmada qardho.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya