Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubaland oo ka digay xabadaha aroosyada laga rido.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gaashaanle sare cabdulahi maxamud ibraahim gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka jubaland ayaa waxaa uu sheegay in cadaalad u helida bulshada jubaland tiirka 1aad ee dowlad dhiska loona baahanyahay in la adkeeyo amniga iyo badqabka shacabka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya