Guddoomiyaha Magaalada Dhoobley oo kormeer ku tagay suuqa hilibka Dhoobley oo dayactir lagu sameeyey

0
185

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose Siyaad Maxamed Xasan ayaa kormeer ku tagay suuqa hilibka Dhoobley oo dayactir lagu sameeyey.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya