Guddoomiyaha Magaalada Dhoobley oo bulshada uga baaqay inay kala shaqeeyaan horumarinta Deegaanka.

0
190

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyinkii dambe waxaa laga dareemayay hormaro kala duwan oo ay uga horeeyaan dhanka ganacsiga iyo sido kale dhismaha.

Gudoomiyaha Magaalada Dhoobley Xasan Cabdi Xaashi oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Dhoobley in ay muujiyaan isbadal islamarkaana ay qeyb ka noqdaan ka shaqeynta horumarka iyo xasiloonida Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya