Guddoomiyaha Hawewnka Gobolka Jubbada Hoose oo Haweenka ku dhiiragalisay barashada farsamada gacanta

0
108

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku yaala xarumo si gaar ah Haweenka lagu baro xirfadaha gacanta qaybahooda kala duwan ku waas oo barashadoodu ay muhiim u tahay bulshada qaybahooda kala gadisan.

Guddoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada Hoose Faadumo Aaden Kateella oo ka qayb qaadatay furitaanka dhowr xarumod oo Hawwnka lagu baro farsamada gacanta ayaa ka warbixisay muhiimada ay haweenka u leedahay in ay bartaan xirfadaha farsamada gacanta waxaa ayna sheegtay in sanad walba xarumaha farsamada gacanta ee kismaayo ku yaala ay ka qalin jabiyaan Haween bartay xirfado kala duwan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa