Guddoomiyaha Haweenka Gobalka Jubbada hoose oo ka hadashay doorka ay Haweenku ka qataan horumarinta Bulshada

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa kaalin libaax ka qaatay dib u dhiska dalka iyo arimaha la xiriira horumarinta bulshada iyagoo kaalin fir fircoon kaga jira ganacsiga iyo siyaasada.

Haweenka Soomaaliyeed oo soomaray marxalado adag intii uu burburka ku jiray dalku ayaa kaalin libaax ka qaatay maaraynta nolala-maalmeedka Qoysaska iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya