Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururada Haweenka ee ka dhisan Degmada Dhoobley ayaa ah kuwo marwaliba uu tagan garabsiinta bulshada gaar ahan Dumarka uu bahan garab istaga.
Guddomiyaha Ururka Haweenka ee Degmada Dhoobley Faadumo Cabdi Yuusuf ayaa kawarbixisay caqabadaha Haysta Haweenka ku nool Degmada si gaar ah u Ururka Haweenka oo ay sheegtay in ayna haysanin Xafiis u gaar ah iyo sido kale Hool ayay Shirarka ku qabsadaan Guddoomiyaha ayaa geesta kale xustay in inta badan ay garab istaag u muujiyaan inta awoodooda Haweenka ku nool Degmada ee Mararka Qaar dhibaatooyinku soo wajahaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa