Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqaaleysiinta Haweenka weli waa caqabad ku taagan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan maamul-goboleedyada, waxayna caqabado dhanka shaqaalisiinta Haweenka ay kala kulmaan dhaqanka, aragtiyada bulshada iyo culaysyada qoyska ay Haween badan ka hor istaagaan inay si buuxda uga qayb qaataan shaqooyinka Hay’addaha Dowladda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya