Guddoomiyaha gobolka Gedo oo sheegay in la daboolay baahiyihii garsoor ee ka jiray gobolkaasi

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Cabdullaahi Cabdi Jaamac oo Magaalada Kismayo ugu qeyb galayay xaflada dhaarinta Garsoorayaaasha iyo xeer ilaalinta Jubbaland ayaa ka hadlay baahida garsoore ee Gobolka Gedo.

Guddoomiye Cabdullahi Cabdi Jaamac oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay baahida loo qabo garsoorka ee Gobolka Gedo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya