Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Xarunta keydka Talalka Gobolka Banaadir.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale iyo Agaasimaha guud ee Waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir Dr Cabdiraxman Axmed Maxamuud ayaa si wada jir ah xariga uga jaray xarunta Keydka Talalka Gobolka Banaadir oo laga hirgaliyay Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Munaasabada Daah furka xarunta ayaa waxaa ka qeyb galay Qaar kamid ah Masuuliyiinta Gobolka Banaadir Hay’addihii gacanta ka geystay iyo Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya