Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Dhagax dhigay dhameys-tirka dhismaha wadada degmada Kaxda.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo ay weheliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadada laamiga ah ee Degmada Kaxda oo ay iska kaashanayaan maamulka gobolka banadir iyo shacabka Degmadaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya