Guddoomiyaha G/Banaadir oo xarigga ka jaray wado laga dhisay degmada Waaberi.

0
182

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho mudane yuusuf Xusseen Jimcaale Madaale ayaa waxaa uu dhagax dhigay dhisma lagu sameynayo wadada via laaberia ee Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir wadadani ayaa waxay isku xirtaa isgoyska shaqaalaha ilaa wadada 21 October waxaana dhibaato kala duwan ku qabay gadiidka iyo dadka waynaha isticmaala madaama ay tahay wado burbursan.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya