(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo ka duulaya sidii uu uga war qabi lahaa Maxaabiista ku xidhan Xabsiga Degmada Luuq ee Gobalka Gedo ayaa waxaa uu kulan is xog wareysi ah la qaatay taliyaha saldhigga degmada iyo ku xigeenkiisa kuwaasi oo uu wax ka weydiiyay Su’aalo la xidhiidha Maxaabiista ku xidhan Saldhiga iyo danbiyada lagu soo eedeyay.
Taliyaha saldhiga Degmada Luuq laba xidigle Axmed Cabdi Xuseen ayaa ugu Horeyn uga warbixiyay Guddoomiyaha tirada Maxaabiista ku xidhan saldhiga iyo sido kale danbiyadooda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya