Guddoomiyaha Degmada Luuq oo boqosho ku tagay Isbitaalka guud ee Degmadaasi.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmada Luuq ee gobolka Gedo Daahir Maxamed Nuur oo manta boqosho ku tagay Isbitaalka guud ee degmada ayaa mid mid u dul istaagay bukaanada jiifa Isbitaalka isagona gudoonsiiyay lacaga bukaanada waxana usheegay in uu si dhaw uga warqabi doono bukaanada danyarta ah halka dhaqaatiirta uu uga mahadceliyay shaqada ay u hayaan bulshada waxana uu kula dar daarmay iney sii laba jibaaraan.

Dr Cabdirisaaq Cabdi Aaden oo ah Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Degmada Luuq ayaa uga mahad Celiyay Guddoomiyaha Degmada Luuq iyo Maamulkiisa Booqashada ay ku geen Isbitaalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya