Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbaada Hoose ayaa dhawaan laga Hirgaliyay dhismaha wadooyin dhawr ah kuwaas oo lagala kulmay caqabado Kala Duwan
Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada kismaayo ayaana sheegay inaysan markii hore bulshadu ku baraarugsanayn dhismaha wadooyinka iyo muhiimada ay leeyihiin hase ahaate hada ay fahmeen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa