Guddoomiyaha Degmada Kismaayo oo ka hadlay lacagaha lagu raaco diyaarada ka baxa Kismaayo.

0
75

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-kulan uu ku qabtay Magaalada Kismaayo Guddoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay qiimaha ay shacabka Kismaayo ku raacaan diyaaradaha, in uunan marnaba raali ka ahayn isagoona ugu baaqay shirkadaha in ay yareeyaan qiimaha lagu raaco diyaarahadaha ka baxa Degmada Kismaayo.

Khadar Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya