Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Saxiixay habraaca diiwaan gelinta dhulka.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdullahi Cali Watiin, ayaa si rasmi ah u saxiixay habraaca diiwaangelinta dhulka ee Degmada Baydhabo, kaas oo muhiim u ah nidaaminta iyo Maamulka hantida dhulka ee Degmada Baydhabo

Munaasabadda saxiixa habraacan ayaa ka dhacday xarunta maamulka degmada, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Degmada Baydhabo iyo madax ka socotay hay’adda UN-HABITAT, oo door muuqda ka qaadatay taageeridda iyo dejinta habraacan cusub.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa