Guddoomiyaha Deegaanka Qaam-Qaam oo bulshada Ugu baqay in ay ku dadaalaan waxbarashada.

0
181
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Qaam-Qaam waa mid ka mid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee Magaalada kismaayo,waan Deegaan uu illaahay ku manneystay Wabi iyo beero waxayana bulshada intooda badan ay yihiin Beeralay .
Waxbarshada Deegaanka ayaa mid ah wanaagsan madam ay Deegaanka ay ka jirta goob waxbarsho ay bulshada Deegaanka ay wax ka bartaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya