Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Deegaaanka Mareergur Cabdicasiis Shariif Cali ayaa kulan la qaatay dhalinyarada Deegaankaas waxaana uu gudoomiyuhu u balan qaaday dhalinyarada qabashada tartan kubada cagta oo maaamulku maalginayo.
Dhalinyarada Mareergur ayaa dhankooda sheegay iney diyaar u yihiin inay maamulka kala shaqeeyaan Horumarinta Mareergur.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa