Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyay ku dhufatay abaar xoogan oo saameesay dhamaan bulshada gaar ahaan xoola dhaqatada iyo beeralayda.
Hadaba Goobwayn waa Magaalo dhacda Waqooyiga Magaalada Kismaayo waana deegaan Caan ku ah dalxiiska beeraha iyo xoola dhaqashada waxaana dhamaan saameeyay abaaraha ka jira guud ahaan dalka.
Hadaba waa kan Gudoomiyaha Deegaanka Goobwayn oo kawarbixinaya saamaynta abaaruhu ku yeesheen Deegaanka.
Dhanka kale gudoomiyaha ayaa ka sheekeeyay saamaynta abaartu ku yeelatay dadka beeralayda ah ee ku nool Deegaanka Goobwayn.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya