Guddoomiyaha daladda Naafada Jubbland oo kawarbixisay baahiyaha dadka Naafada ah qabaan.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Naafadda Jubbaland oo la aas,aasay sanadkii 2012 -kii ayaa dhawaan loo badalay dalad ay ku midaysanyihiin dhowr urur ku waas oo u qareema dadka baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool Deegaanda Dowlad Goboledka Jubbaland.

Guddoomiyaha dalada naafada Jubbaland Shuri Siciid Axmed ayaa kawarbixisay sida ay ugu qareemaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Deegaanada Jubbaland ayadoona sheegtay inay jiraan dad badan oo baahiyo gaar ah qaba oona xanuunsan ku waas oo u baahan inay helaan  adeeg caafimaadoo fiican.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya