Guddoomiyaha Ciyaaraha degmada Af-madow oo codsi u diray Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland.

0
420

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaaraha kubbada cagta ayaa waxaa ay door muhiim ka qaataan dib u dhiska dalka iyo is dhax galka bulshada.

Guddoomiyaha ciyaaraha degmada A-fmadow Cabdiraxiim Nuur Aaden ayaa ka warbixiyay baahiyaha dhalinyarada ee ku aadan helista Agabka Isboortiska .

isagona Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ka codsadey in aya wax ka qabato baahiyaha dhanka ciyaaraha degmada A-fmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa.