Guddoomiyaha Baledxaawo oo goob fagaare ah kula tukaday salaadda Ciida bulshada qeybaheeda kala duwan

0
91
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degamda Baladxaawo mudane Cabdiasis Xareed Cabdullaahi ayaaa boqolaal shacabka reer Baladxaawo ah salaada ciida carafo kula oogay fagaaraha Qansax ee Degamada Baladxaawo.
Guddoomiyaha oo fahaaraha kula hadlay bulshada ree Baladxaawo ayaa bulshada ugu baaqay adkeynta nabadda, horumarka iyo xasiloonida Magaalo xuduudeedka Baladxawo iyo la dagaalanka daroogada iyo wax waliba oo caqabad ku ah amniga, xasiloonida iyo wada noolaanshaha dalalka aan dariska nahay ee Kenya iyo Ethiopia.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa