Guddoomiyaha Baanka Somaliland oo la kulmay Gudida joogtada ah ee Golaha wakiillada

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Baanka Somaliland oo la kulmay Gudida joogtada ah ee Golaha wakiillada Somaliland kaas oo ay kawada hadleen lacagaha sarifka iyo arimo kale oo badan kulankan oo ay albabadu u xidhnaaayeen waxaa saxaafada si wada jir ah u la hadlay kulanku markuu soo idlaaday Guddoomiyaha Baanka dhaxe ee Somaliland Cali Cabdullaahi Daahir iyo Guddoomiye ku xigeenka anshaxa ee golaha wakiilada Somaliland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya