Guddoomiyaha Arrimaha bulshada deegaanka Dhoobley oo xariga ka jaray warshad lagu sifeeyo biyaha

0
179

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Arrimaha bulshada deegaanka Dhoobley Mukhtaar Maxamad Sahal ayaa xariga ka jaray warshad lagu sifeeyo biyaha oo ay hir galiyeen ganacsato Soomaaliyeed.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya