Guddomiyaha ururka Dhalinyarada Dhoobley oo Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeyay Sanad guura deeda 3-aad.

0
111

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose Cabdiraxiin Maxamuud Nuur ayaa Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeeyay Sanad guuradeeda Saddexaad taasi oo la aas aasay 15 Bishii lixaad ee 2020 Idaacadda ayaa mudadii ay ka howlgaleysay Degmada xooga saartay soo Gudbinta Wararka la xidhiidha Arimaha bulshada sida Caafimaadka, Waxbarashada iyo Guud ahaan Horumarka ka socda Magaalada Dhoobley.

Cabdullaaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya