Guddomiyaha Haweenka Dhoobley oo Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeysay Sanad guuradeeda 3aad

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warbaahinta Sanguuni ayaa ah Warbaahin ka hawlgasha Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana kahadasha Guud ahaan arimaha bulshada Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa hambalyo iyo Bogaadin ku aadan Sanad Guuradeeda Saddexaad u diray Idaacadda Sanguuni.

Gudomiyaha Haweenka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose Faaduma
Cabdi Yuusuf ayaa Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeysay Sanad guuradeeda 3-
aad.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa