Guddiga Masjidka Al Waadici ee Muqdisho oo codsaday in lagala qeyb qaato dhismaha masaajidka.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada Masjidka Al Waadici ee magaalada Muqdisho Ayaa Dalbaday In Laga Qeeb Qaato Dhameystirka Dhismaha Masjidka oo hada maraya heer gabagabo ah.

Qaar kamid ah culimadan ayaa dadka wax heeysta ka codsaday ineey ka qeybqaataan dhisida iyo dhameystirka masjidkan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya