Guddiga Masaajidka Xamdaan ee Magaalada Burco oo Codsaday in laga qayb qaato dhismaha Masaajidka.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada Masaajidka Xamdaan ee Magaalada Burco ayaa codsaday In lagala qeyb qaato dhismaha Masaajidka oo maraya meel gabagabo ah .

Gudiga Masaajidkan ayaa ku qiyaasay lacagta lagu dhameystiri karo Masaajidka 10 kun oo Dollar.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa