Guddiga masaajidka Xamdaan ee magaalada Burco oo Codsaday in laga qayb qaato dhismaha masaajidka

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada masaajidka Xamdaan ee magaalada Burco ayaa codsaday In lagala qeyb qaato dhismaha masaajidka oo maraya meel gabagabo ah .

Gudiga masaajidkan ayaa ku qiyaasay lacagta lagu dhameystiri karo masaajidka 10 kun oo Dollar.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa